Get a free hosting or choose from the Best Web Hosting service
Home
Culimada webkaan ku jirto
Members Login



Somali Chat
Turn off/on Sound Smileys History FAQ Kide Chat

23:44-- mahamed90: Ahkii, waxaan baranooyaa kitaabka bayquuniyah. Boggan gajalka kitaabka waa fiicanhay lakking download majiraa??
20:48-- msdadmin: ikhwaani waad ku mahadsantiihiin isticmaalkiina chat forumkaan
20:49-- msdadmin: walaal maxamed90 hadii aad rabtid cajaladaha bayquuniyah emailkaaga oo sax ah noo soo dir waan kuu soo direenaa
20:50-- msdadmin: masjidal-taqwa@live. com
17:33-- muhamedsml: asalamu calykum walaliyal waa idin salamey dhamaan because is my first time
21:47-- msdadmin: wacaleykum wasalam: walaal muhamedsml waanu qadnay salaanta ku soo dhawoow masjidka..
16:18-- drabdilqaadir: Asalamu Calaykum Walaalahay
16:20-- drabdilqaadir: hada ayaa iigu horaysa masjidka
16:22-- drabdilqaadir: ma ii sheegi kartaan meel aan ka helo muxaadarooyin taxane ah KUWA KA BADBADIYEY MUUJINTOODA BY SH.ABDIRAHMAN ABYAD
16:22-- drabdilqaadir: khayr Allah ha idin siyo
12:31-- msdadmin: jazaakumullaah walaalaha soo booqda websiteka ee faraha badan.
7:51-- mcilweyn: aad baad ugu mahadsantihiin dhamaantii cidii samaysay page kan iyo cidii kashaqaybsay ilaahay hadinka abaal mariyo
18:01-- ridwan: ASW.
15:10-- noor al huda: salam culaikm
15:11-- noor al huda: mash alah waa page ficaan جزاكم الله خيرا وجعله في موازين حسناتكم
20:53-- hashiyare: asc ya muslimiin
16:07-- msdadmin: wacalaykum wasalam walaalah websiteka ku xiran iyo kuwa soo booqda ba
16:08-- msdadmin: wixii talooyin iyo dhaliil ah, noo soo dira si aan wax uga qabano jazaakumulaahu khayran....
16:58-- msdadmin: Casharu cusub ayaanu soo galinay webka
6:57-- kayf: ASCWW
6:59-- kayf: walaalayaal waxaan idin soo waydiiyay su'aal welina jawaabteeda ma helin marka iga jeehil bixiya sida webka aad ugu jawaabtaan
22:53-- msdadmin: wacaleykum wasalaam su'aalah markaad ku soo qorotaan weebka jawaabta waxaa lagu bixiyaa ayadoo cod ah. su'aashii uu qoraal ah iyo jawaabtii oo dhageysi ah..
10:25-- hashiyare: Asalaamu caleekum dhamaan culumada iyo akhyaarta sharafta leh. walaal yaal waxaan rabay in aad iga caawisaan waxaan rabay qaab aan ku download gareesan karo ma jiraa tafsiirkaan. fadlan ii caawiya walaal aad baan ugu baahanahay
11:05-- msdadmin: wacaleykum wasalam hashiyare soo qoro emailkaaga waxaan ku sii neynaa si aad ku download kartid
11:05-- msdadmin: wacaleykum wasalam hashiyare soo qoro emailkaaga waxaan ku sii neynaa si aad ku download kartid
9:09-- kayf: Ascww
9:13-- kayf: walaale ma ii faah faahin kartaa sida webka dhexdiisa looga helayo waan galay su'aalo iyo jawaabo mana helin wax jawaab ah iyo su aashii aan waydiiyayna kuma arag sida aan su aalaha kale u arkayo marka xiliga laga soo jawaabayo miyaa mudo qaadata , sideese looga faa'idaysan karaa su'aalaha kale jawaabtooda
13:34-- hashiyare: Msdadmin Fadlan iga caawi walaal. Email keyga waa
13:35-- hashiyare: xaashi62@hotmail.com
19:31-- shakuuryare: Asc all
19:31-- shakuuryare: Asc all
16:19-- yaquub8: a.c
16:19-- yaquub8: fadlan yaa yaqaan sidii loo download loo sameeyo
11:15-- msdadmin: wcw: yaquub8 maxaaad rabtaa in aad download ku soobisid?
18:52-- nurruallah: Assalamu alleykum
20:28-- ukhtii: asc

Last message 1 day 15 hours ago

Only registered users can send messages, register or login
Quran Verse
Verse of the day:
Of the wrong-doers the last remnant was cut off. Praise be to Allah, the Cherisher of the Worlds. 6:45
Prayer Times
Recently Uploaded Videos

Sidee loo...

ARAGTIDA...

Yaa Ka Masuul Ah...

Xalka Soomaliya...

Xilka ka saaran...

Sawirkii Andulus...

Hanoqonina hiyi...

Taariikhdii Dr,...

Dhibaatooyinka...

Manhajka Quraanka...

mukhadaraadka

In Loo Ictiraafa...

Khatarta Zinada

Qisadii tataarka...

Qisadii Tataarka...

الحلقة ال...


Allah ayaan ugaraali Noqday RabinimoAllah ayaan ugaraali Noqday Rabinimo
muxaadiro ku saabsan xadiithkii nabiga ahaa: radiitu...
Rating: Views: 1,063
Category: Somali VideosUploaded: 2011-05-13
SH.AXMED NUUR tarbiyada caruurta aan saxda ahaynSH.AXMED NUUR tarbiyada caruurta aan saxda ahayn
SH.AXMED NUUR tarbiyada caruurta aan saxda ahayn
Rating: Views: 1,631
Category: Somali VideosUploaded: 2010-06-17
In aad cafisid adigoo awoodaIn aad cafisid adigoo awooda
muxaadaro ku saabsan cafiska adigoo awooda. mu'tamarkii...
Rating: Views: 904
Category: Somali VideosUploaded: 2011-07-04
advice for brothers & sistersadvice for brothers & sisters
this is advice for brothers & sisters
Rating: Views: 1,086
Category: English VideosUploaded: 2010-11-26
المنظومة الحائية في عقيدة أهل السنة والجماعة

Al-Haiya 1

Al-Haiya 2

Al-Haiya 3

Al-Haiya 4

 
Suaalo Iyo Jawaabo by Sheikh Mustafa AbdiRahman

Marka hore isdiwaan gali markaas suaashat rabtaan soo weydiiya
Please Register and Login to start ask questions

Latest Suaalo



QuestionAnswer?Hits

ascww sheikh barakallahufiku ilaahay dartii ayaan kuu jeclahay sheikh

salaada subax ayadoo la joogo maka hormarin karaa salaada sunada ah e .... Read More

not solved199

asc sh waxaan ku weydi naa ha dii gawadha dhiiga caada da  ka i maado oo ka soc day sedex maal mood malintii afaraad oo ka go, malintii sha naad k .... Read More

not solved201

Qof baa igu yiri :- Haddii aad iga gadaneyso Baabuurkan hadda oo aad i siineyso lacag cadaan ah ( cash ) waa 2000 Dollar , Haddiise aad li .... Read More

not solved164

asc sh hadii gawadha ka go, caadada   salaadoo bixitan keyd daqii qado ka dhiman in tey qa weysaneysay ee saladii waqtigeeda baxo ma xey du kan .... Read More

not solved127

shekh waxan rabay inan ku weydiyo. hadii nin nag utago nin kale .xaga galmada

maxuu danbigooda yahay .... Read More

not solved206

asc sheikh allaah ajir hakaa jiiso sida aad somalida mugdiga uga saarday allaah mugdi kuma dusiyo sh. waxaan ahay gabar aabahey ma i mehrinkaryaa a .... Read More

not solved183

asc shekh qeer allaha ku siiyo suaa sheeyda waa marka hore waxaan qarsaday nin kadib uur ayaan u qaaday kadib ayaan hooyadeey u sheegay marka nink .... Read More

not solved170

View All

Latest Answered



QuestionAnswer?Hits

asc sxb waxaan ku weydinaa hadow alle idmo tusaale ayaan

waxaan dhaqaa meesha weysaqaadka biyihii ayaa waxaa gaaraayo dadka qaar kood nijaa .... Read More

solved318

Asalam aleykhum,sheekh waxan weydinaya niin baa nag email usoo diray asagoo kuoranaya wan kufuray dad an lajoogin ayuu marqati kadhigtay asoo email .... Read More

solved308

asc shekh ajir allaha ka siyo howsha ad no hayso shekh waxan ku weydina lacagta ilmaha bangiga lodhigo waxan ku darsanta wax yar oo riba ah marka s .... Read More

solved286

maxey diinta islaamka kaqabtaa maalinta ey kumagacaaban malinta jaceelka adun 14ka februar in loo dabaal dago

.... Read More
solved252

asc walal waxa ah shaqsi islaam ah waxana doona inaan weydiyo sheekha alaha xafide hooyadey hadey igu amarto inaan u soo gur guurto ma banaan tahay .... Read More

solved254

asc sh waxaan ku weydinaa adoonta la gu soo qabsado dayaalka  si mida xurta oo kale maa loo me her sanaa qeyr alaha ku siyo

.... Read More
solved253

asc sh waxaan rabaa waxaan caami ka ahay in aan ogaado waxaan is dagaalne nin  keyga waxaan ku dhahaya bolis ayaan kuu wacaa  hadii kale i f .... Read More

solved432

View All


Most Viewed Suaalo



QuestionAnswer?Hits

Asc wrwb  sheekh qof guri riba ah ku jira gaadhi ribana wataa xaj ma aadi karaa  haduu aadana malaga aqbalayaa ???

.... Read More
solved1464

ASALAMUCALEKUM.W.W

 

MAA LAGA TAAGI KARA SALAHADA SUNNOYINKA

 

MARKAD   KUJIRTO   SHAQO  AD DAD USHAA  QAYNAY .... Read More

solved842

asc waxan ka mid ahay dalanyaro degan dalka Norway . waxan denahay tula yar oo anku joogno muslim ahan dad kudowad 20 qof . waxa qalaf naga galey s .... Read More

solved807

assalaamu caleykum sheekh waxaan jeclaan lahaa in aad ii bayaaniso arintan oo aan sameeyay oo ah in aan haween aan ku guursaday si qarsoodi ah waxa .... Read More

solved792

qof ah imika galay shaniyotobankii bishan malagu leeyahay soonka misee qayb ayaa lagu leeyahay

.... Read More
solved768

sheekh suaal  ayaan culimada waydiinayaa aan jaahil ka ahaaa. waxay tahay waxaan daganahay wadanka sweden markaan sharciga qaatay ayaan waxaan dam .... Read More

solved766

shekhow aabahay waa cad sariir saaran waxaanan jeclaystay inaan aado manna haysto  qarash aan maxram ku kaxaysto ee hadaan maxramlaan hadaan iska .... Read More

solved685

View All



 
Video Clips

 

السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة


1. ألا يا نفس فاعتبري بما يأتيك من عبر 2. كأن الله أرسلها لأجلك أنت فادكري 3. وتوبي عن خطاياكِ إلى الرحمن وابتدري 4. نصوح التوب والتزمي وعن عصيانه استتري 5. ألا يا نفس لا تهني وخافي من لظى سقر 6. ومن دعوى بويلات الثبور ولفحة الشرر 7. وغساق وغسلين وشؤم الحال والصور 8. ألا يا نفس ما بالي أراك انسقت للضرر 9. أراك يغرك الشيطان بالتسويف في الكبر 10. أراك وقد تماديتِ سلكت الدرب ذا الحفر 11. وخضت مخاض مهلكةٍ وتلك مفازة الخطر 12. ألا يا نفس فاستمعي إلى الآيات والخبر 13. أما تخشين ميزاناً ونشر الصحفِ للبشر 14. ويوم العرض وا أسفا على ما ضاع من عمر 15. إذ الرحمن يسألها فهاتي العذر فاعتذري 16. عن الرحمن قال لها أتاك الهدي في السور 17. بآياتٍ مبيناتٍ ميسرةٍ لمدكر 18. وهَدْيٍ جاء يحملهُ رسولٌ ذائع السِيَرِ 19. فبلغه وأداهُ وكم لاقى من الضرر 20. وعنه الصحب قد حملوا وعنهم تابعوا الأثر 21. وأهل العلم سادتنا بهم يا نفس فافتخري 22. وقومي فاقتفي أثر الكرام الغر لا تذري 23. فإن مآل أهل الحق في الجنات والنهر 24. ومأوى المفترين النار يا نفسي ألا اعتبري

Muxaadarooyin
Hijri Calendar
Search
Kids Corner @ IslamWeb
Visitors
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday4978
mod_vvisit_counterYesterday0
mod_vvisit_counterThis week4978
mod_vvisit_counterLast week0
mod_vvisit_counterThis month4978
mod_vvisit_counterLast month0
mod_vvisit_counterAll days4978

We have: 80 guests, 17 bots online
 , 
Today: May 20, 2012