Get a free hosting or choose from the Best Web Hosting service
Home Duruus Sh. C/Qaadir cukashe
Culimada webkaan ku jirto
Kids Corner @ IslamWeb
Somali Chat
Turn off/on Sound Smileys History FAQ Kide Chat

21:42-- rachid44: msdadmin walaal waad jazaa'akal laahu khayr email kaygu waa sidan siyad055@hotmail.com iga caawi wll ilahay ajir ha kaasiiyee
6:24-- dhoqosh: asc wall waxan donaya in suaal layga jawaabo
6:25-- dhoqosh: hadii ay macquul tahay oo aad ii awoodaan ilaah ayaa awooda iska leh
6:29-- dhoqosh: wall miyaa laga maqan yahay
9:57-- AHMADULHADI: Assalaamu aleikum,
9:58-- AHMADULHADI: Assalaamu aleikum, how can i download this in to my flash disk.
10:38-- rachid44: asaalu calaykum walal waxan idinka sugaayay suaal aan idin waydiiyay jawaabteedii oo ahayd sidaan u download garayn lahaa tafsiirka quraan ka walina wax ja waab ah mahayo markaa , ma la ii helayaa mise waa la ii waayay fadlan jawaab
10:40-- rachid44: haddii online layahayna waxan doonayaa in la ii jawaabo
8:08-- rachid44: salaamu calaykum
8:08-- rachid44: waan idin sugaayaa
13:12-- msdadmin: wcw: rachid, walaal sualaha waxaad ku soo qorataa mesha hoose, waana laga soo jawaabayaa markoo shekhana soo noqdo
15:33-- rachid44: asc wr wb
15:34-- rachid44: culimada waxan ka doonayaa in la isiiyo war cad haddiiba tafsiirka la i siin karaayo in la iisiiyo sida ugu dhaqsaha badan leh hadii kalena la ii sheego mahadsanidin
22:56-- msdadmin: rachid walaale waxaan kugu soo dirnay jawaab emailkaaga oo ahaa siyad055@hotmail.com , halkaas ayaan kugu soo dirnay tafsiirkaad cudsatay
14:05-- diyaar_7: asalaamu caleykum waraxmatullahi wabarakatuhu kadib walaalayaal waxaan culumada kacodsanayaa in naloo ogolaado downloads quraan tafsiir al sheikh cumar faruuq si aan oga faideysano oo aan udhageysano casharada mararka aan guryaha kamaqanahay mahadsanidiin kheyr allah haidinsiiyo hadii uu webkan ganacsi yahayne fadlan iigusoo dira jawaabtiina emailka(farxaan79@li ve.com salamu caleykum
0:52-- Zakariyaa23: A s c walaalayaal waxaan idinka codsanayaa in aad remove iga dhahdaan suaal aan shiikha weydiiyey laakiin weli laga soo jawaabin waxaana ku qoran maguurasan karaa jizaakumulaah
15:39-- rachid44: asc wr wb culimada waan salaamayaa ,salaan kadib, walaal tafsiisrka aan idinka codsaday ee soodirtay saad sheegtay wali ima soo gaadhin walaal waana ini sugaayay uun
15:40-- rachid44: markaa waxan doonayaa inaad ii soodirtaan markale walaal ilaahy khayr badan ha iniga siiyee
15:43-- rachid44: waxan sameeyaa maalinkasta download taasna way igu dhibadan tahay markaa inaad ii fududaysaan baan jeclahay, jazaa ukumul laahu khayr,
15:44-- rachid44: email kayguna waa sidan
15:44-- rachid44: siyad055@hotmail.com
16:39-- rachid44: walaal waxan doonayaa in la ii jawaabo hadiiba online layahay
13:02-- rachid44: asc wr wb waxan leehay culimada web kan sanad wanaagsan ,ilahay ha inagu gaadhsiiyo kiisakale nabad iyo barwaaqo ,intaa kadib waxan leehay waxan idinka sugayaa tafsiir kii aan idinka codsay inaad iisoo dirtaan wasaalu calaycum
9:20-- Iidlephd: asc
9:23-- Iidlephd: asc ikhwtii filcaqiidah ,waxan ubaahanahy TAFSİİRKA qur'aanka by shekh UMAL ,BİFADLAN sen ku helaa ? jazaakumullahu kheyran, addresskeygu waa = bukhaari48@hotmail.c om
9:24-- Iidlephd: is there any 1 online now?
9:29-- Iidlephd: msdadmin fadlan iigu saacid siden ku helaa tafsiirka quraanka by shekh UMAL ,ADDRESSKAN iigu soo dir bfadlan,bukhaari48@h otmail.com ,ama iidlephd@gmail.com
13:57-- Iidlephd: asc
13:23-- Iidlephd: msdadmin fadlan mar 2aad iigu saacid siden ku helaa linkigii tafsiirka quraanka by shekh UMAL ,wuxuu iiga darsamey massegeyo an iska tirayey bifadalnADDRESSKAN iigu soo dir bfadlan iidlephd@gmail.com
13:24-- Iidlephd: asc
18:47-- rachid44: waar ilaahay ba miyaanad kabaqayn maxaad beenta noogu sheegaysaan hadaanad tafsiirka noosoodirikarayn miyaad mahayno uun tidhaahdaan waa maxay beentu
17:35-- msdadmin: rachid44 walaal waan ku soo dirnay link tafsiirka ee emalikaga fiiiri
4:05-- Masuul: ASC, sheikh mustafa tel# ma heli karaa fadlan ,suaal khaas ah ayan doonaya inan si toos ah u weydiyo
16:43-- msdadmin: wcw: masuul walaal waxaad wacdaa telekha masjidka 842 2191
16:44-- msdadmin: halkaas ayaad keheli
14:17-- Seefle: Asc war. wab. Sheekh, su'aashaydu waa:- markaan dukaday labadii rakcadood ee sunnada ka dib ayaa, anoon salaama noqsan istaagay markaan faataxada bilaabay ayaan xusuustay inaan labadii rakcadood dukaday, haddaba maxaa waajib igu ah?

Last message 1 mouth 29 days ago

Only registered users can send messages, register or login
Members Login



Quran Verse
Verse of the day:
Had it not been for a previous ordainment from Allah, a severe punishment would have reached you for the (ransom) that ye took. 8:68
Prayer Times

السلام عليكم ورحمة الله وبركاتة


waxaan soo galin doonaa mu'xaadaradkii mu'tamarka mardhaw inshaAllah..

Muxaadarooyin
Hijri Calendar
Search
Visitors
mod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_countermod_vvisit_counter
mod_vvisit_counterToday5108
mod_vvisit_counterYesterday4162
mod_vvisit_counterThis week14245
mod_vvisit_counterLast week37227
mod_vvisit_counterThis month123885
mod_vvisit_counterLast month225301
mod_vvisit_counterAll days2125992

We have: 31 guests, 17 bots online
 , 
Today: Jun 18, 2013